Abriil 10, 2012
Dawladda Turkiga ayaa horay u sii wadda mashaariic dhawr ah oo cusub oo horumarineed oo uu Soomaaaliya ka hirgalinayo, mashaariidaa oo uu ka mid yahay mac-had farsamo oo laga furayo Boosaaso, oo ah caasimadda ganacsiga ee Puntland, SONNA ayaa arrintaa Isniintii (9-ka April) werisay.
Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Kani Torum ayaa sheegay in dawladdiisu aanay keliya dhisayn mac-hadka balse ay xitaa ku deeqi doonto qalab iyo macallimiin, taana ay mid tahay deeqda ay ku talaggaleen in ay siiyaan Soomaaliya.
Shaacintan ayaa timid ka dib markii uu Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo Jaamacadda Puntland kula hadlayey 200 oo arday Sabtidii, isagoo kula taliyey in ay bartaan maaddoyinka xirfadda ah, Garowe Online ayaa werisay.
Hay’adaha Turkiga ah ayaa ku deeqay mashaariic dhawr ah oo horumarineed oo ay ka fuliyeen Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa xarun dhaqan, ceelal biyood, iyo meel agoonta lagu xannaanneeyo.
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu waraaqaha aq...
Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay saddexna waa ay dhaawacantay Khamiistii (16-kii Maajo) markii xa...
Kenya iyo Tansaaniya ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlga...
Cartan Sheekhdoon oo ahaa xubin ka tirsan kooxda xukuumadda la jaalka ah ee Ahlu Sunna wal Jamaac...
Maleeyshiysaad looga shakisan yahay in ay ka yimaadeen Itoobiya ayaa Khamiitii (16-kii Maajo) wax...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu Wasiirkii ...
Tansaaniya iyo Canada ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo loo asteeyay in kor loogu qaado isl...
Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa dilay 13 dagaalyahaniinta al-Shabaab ah Talaadadii (14-kii Maaj...
Xilligii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay dadka reer Mandheera in ay ku soo wareejiyaan hubka sh...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo