Kenya oo 7,000 oo saraakiil bilays ah u qoranaysa doorashada soo socota awgeed

Abriil 03, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Dawladda Kenya ayaa qoranaysa 7,000 oo sarkaal oo bilays ah si ay amniga u sugaan doorashooyinka soo socda, Daily Nation-ta Kenya ayaa Isniintii (2-da April) werisay.

"Waxaa jiri doona 45,000 oo meelood oo laga codeeyo, kuwaa oo u baahan doona in ka badan 90,000 oo saraakiisha amniga ah, waxayna tahay in aannu goor hore sii diyaargarowno,’ ayuu yiri Xoghayaha Joogtada ah ee Amniga Gudaha, Mutea Iringo.

Bishii ina dhaaftay ayay Guddiga Kenya ee Madaxa Bannnaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha waxay March 4-teeda 2013 u qabteen in ay noqoto waqtigii doorashooyinka guud ee soo socda.

Madaxa Adeegyada Bulshada, Francis Kimemia ayaa Taliyaha Bilayska Mathew Iteere iyo Taliyaha Bilayska Maamulka faray in ay dedejiyaan qoridda ciidanka cusub.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 2)

Dislike_icon(1)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada