Abriil 03, 2012
Al-Shabaab ayaa subaxnimadii Talaadada (3-da April) weeraray gaadiid xamuul ah oo u rarnaa Laanqaydha Cas ee Caalamiga ah (ICRC) oo sidey cunto deeq ah oo ku socotay gobolka Gedo, Dawladda Federaalka KMG ah ayaa sheegtay.
Afhayeen u hadlay ciidamada Federaalka KMG ah, Aaden Axmed Xirsi ayaa sheegay in kolanyo gaadiid ICRC u kiraysan ahayd lagu weeraray jidka isku xira degmooyinka Ceel-Waaq iyo Ceel-Cadde, sida ay sheegtay Idaacadda Shabeelle.
Xirsi ayaa sheegay in darawal Soomaali ah weerarka lagu diley. Ciidamada DFKMG ah ayaa gaaray goobta ay wax ka dheceen iminkana samaynaya hawlo lagu ugaarsanayo kuwii weerarka geystay.
Sarkaal ICRC-da ah ayaa sheegay in cuntada deeqda ah loogu talaggalay qoysaska Soomaaliyeed ee ay abaartu ku halakaysay koofur-galbeed Soomaaliya.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo