Maarso 25, 2012
Jaangooyeyaasha caymisyada Bariga Afrka ayaa warbixin ay Baanka Adduunka u gudbiyeen ku sheegay in loo baahan yahay halbeeg midaysan oo jaangooyooyin ah si loo helo wada shaqayn gobol iyo ballaarin xudduudaha ka tallawda, The East African oo Kenya ka soo baxda ayaa Sabtidii (24-ka March) werisay.
Warbixinta oo uu qoray Xirrirka Maamulayaasha Caymisyada Bariga Afrika (East African Insurance Supervisors Association, EAISA) ayaa so jeediyey in la sameeyo hal guddi oo caymisyada maamula.
"Sharciyada haatan jira ayaa qaali ka dhigaya in meherad caymis gobolka laga sameeyo,” ayuu yiri Tom Gichuhi, oo ah madaxa u sarreeya Xiriirka Caymisyada Kenya. "Ilaa uu suuqa lo dhan yahay si buuxda u shaqeeyo, caymisyada reer Kenya si buxda ugama faa’iidi doonaan fursadaha ka jira suuqyada Besha Bariga Afrika,” ayuu yiri.
Haatan, caymisyada gobolka ayaa ku khasban in ay aasaasaan shirkado cusub meeshii ay laamo ka furan lahaayeen xudduudaha shishadooda, taa oo ballaarinta ka dhigaysa “amuur qaali ah”, ayuu yiri Gichuhi.
Iswaafajinta shuruucda si loo dhimo qiimaha ku fididda xudduudaha gadaashooda ayaa kordhinaysa galaangalka caymisyada si heer gobol ah, iyadoo fursado u furaysa meheradaha Bariga Afrika, ayay ku warrantay jariidaddu.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo