Maarso 25, 2012
Ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan Beledweyne oo gobollada dhexe ka mid ah ayaa Jimcadii (23-ka March) iyo Sabtidiiba iska caabiyey weerarro uga yimid dhinaca dagaalyahaniinta al-Shabaab, SONNA ayaa werisay.
Ciidamada Dawladda FKMG ah ayaa u babac-dhigay weerarrada oo lala beegsaday xero ciidan iyagoo halkaa ku diley afar al-Shabaab ah, sida ay sheegtay wakaaladda SONNA. Weerarrada ka dib ayay ciidamadu aagagga Baladweyne u dhaw ka sameeyeen hawlgallo nabadgelyo oo ay habeenkii dagaalyahaniin uga qab-qabteen magaalooyinka iyo tuulooyinka ku yaal agaggaarka Beledweyne.
Beledweyne oo ah caasimadda gobolka Hiiraan ayay dawladdu gacanta ku haysay ilaa November, 2011-kii.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Waxaan filayaa in ciidamada Afrika ay si fiican ugu guuleysanayaa waajibaadkooda ammniga. Qof kasta wuxuu sidoo kale aamin sanyahay in ciidamada booliska Soomaaliya ay ka soo dhalaaleen mas'uuliyaddooda iyo in ay ilaaliyaan nabadda iyo xasiloonnida kajirta Soomaaliya ayagoo ka soo hooyay guulo isdaba joog ah haraaga kooxda argagaxisada ee Al-shabaab. Iyagoo taa ka jawaabanaya, kooxdan argagaxisada ah waxay caradooda ku biya shubatay in ay ka aar-gutaan dadka Soomaalida masaakiinta ah ee waddankooda noqday mid ka mid ah goobaha adduunyada ugu halista badan.