Maarso 23, 2012
Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Khamiistii (22-ka March) Soomaalida ugu baaqay in ay midoobaan oo ay kaalin firfircoon ka qaataan mustaqbalka dalka, Idaacadda Bar-Kulan ee ay QM maalgeliso ayaa werisay.
Axmed ayaa ka hadlayey shir ka dhacay degmada Xamar Jajab oo looga wada hadlayey nabadda magaalada. Wuxuu muwaaddiniita ku boorriyey in ay u midoobaan si ay u gaaraan danta guud ee ah in laga baxo mashaakilka, waxaanu sheegay in bulsho midaysan keliya ay ka bixi karto mashaakilka haatan taagan, idaacadda ayaa sidaa werisay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Tarsan iyo saraakiil kale oo sarsare ayaa kulanka ka qaybgalay iyadoo uu Tarsan carrabka ku adkeeyey doorka ay bulshadu ka qaadan karto nabad dalka oo dhan laga aslaaxiyo.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Waxa jiray wadahadalo dhexmaray kooxaha kala duwan ee ku dagaalamaya Soomaaliya gudaheeda. Kooxahani waxay ku jireen iska horimaad joogta ah labaatankii sannadood ee u dambeeyay, waxaana kooxahaasi ka koobanyihiin qabaa’il iyo kooxda alshabaab ee xag jirka ah iyo xukuumadda. Kooxahani dhamaantood waa wada kursi doon ah laakiin waa in ay bartaann inay si dhibla’aan ah kuwada noolaadaan. Sida kaliya ee Soomaliya loogu heli karo nabadgelyo dhab ah iyo barwaaqo waa iyadoo wadahadal nabdoon la galo. Qaramada midoobay waxay isku dayaysaa in ay dhexdhexaadiso wada hadallada nabadeed, laakiin dhibaatadu waxa weeyaan in kooxahani ay kulligood wada doonayaan oo hunguri ka hayo inay kursi helaan. Waxa dhici karta in isku daygani qaato waqti dheer, sababtuna waxa weeye waa ay adagtahay in lala xaajoodo argagixiso, laakiin way isku dayayaan, waana suuragal in ay dhammaadka guulaystaan.