Maarso 11, 2012
Dawladda Federaalka KMG ahee Soomaaliya ayaa si degdeg ah maamullo ugu magacaabi doonta gobollada dhawaan laga xoreeyey al-Shabaab, ayuu Axaddii ku dhawaqay Raysal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Axaddii (11-kii March).
Cali ayaa ka codsaday odayaasha iyo dadka deegaanka ah ee gobolladaas in ay la shaqeeyaan ciidamada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo nabadda, ayay werisay Idaacadda rasmiga ah ee Soomaaliya ee SONNA.
Cabdulfitaax Xasan Afrax oo ahaa madaxweynihii hore ee Dooxada Shabeelle ee gobolka Hiiraan ayaa la rajeynayaa in loo magacaabo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, isagoo qayb ka ahaa hawlgalkii milliteri ee Beledeweyne ka xoreeyey gacan ku haynta al-Shabaab, ayay werisay wakaaladda wararku.
Isagoo wareysi siinayey Idaacadda Muqdisho ayuu guddoomiyihii hore ee Beledweyne Maxamed Axmed Dhegaweyne dawladda ugu baaqay in ay si degdeg ah hoggaan cusub ugu samayso gobolka Hiiraan.
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu waraaqaha aq...
Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay saddexna waa ay dhaawacantay Khamiistii (16-kii Maajo) markii xa...
Kenya iyo Tansaaniya ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlga...
Cartan Sheekhdoon oo ahaa xubin ka tirsan kooxda xukuumadda la jaalka ah ee Ahlu Sunna wal Jamaac...
Maleeyshiysaad looga shakisan yahay in ay ka yimaadeen Itoobiya ayaa Khamiitii (16-kii Maajo) wax...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu Wasiirkii ...
Tansaaniya iyo Canada ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo loo asteeyay in kor loogu qaado isl...
Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa dilay 13 dagaalyahaniinta al-Shabaab ah Talaadadii (14-kii Maaj...
Xilligii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay dadka reer Mandheera in ay ku soo wareejiyaan hubka sh...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo