Febraayo 23, 2012
Hay’adda Dekedaha Tansaaniya ayaa maamulaysa 40% kontaynarada xamuulka ee Daarusalaam, halka Adeega Caalamigaah ee Kontaynarada Tansaaniya (TICTS) uu sameeyn doono howlo dayactir si kor loogu qaado tayada shaqada hay'addaas, sidaana waxa Khamiistii (23-ka February) wariyay wargayska Dail News ee ka soo baxa Tansaaniya.
“TICTS waxa ay dayactiraysaa wiishkeeda maraakiibta wax u kala rara. Iyadoo sidoo kalena ay jiraan dhismayaal hadda gacanta lagu hayo, Hay’adda Dekadaha Tansaaniya waxa ay sii buuxinaysaa howlaha bannaanaadayay,” ayuu yiri Emmanuel Mallya, oo ah madaxa Ururka Tansaaniya ee Arrimaha Wax Raridda.
Todobaadkii horena, Maamulka Howlaha Maraakiibta iyo Gaadiika (SUMATRA) ayaa siiyay TICS rukhsad saddex bilood ah oo ay ku soo saari karto kuna gudbin karto shixnadaha sifo ay wax uga qabato tayaynta howlaheeda ugana maagato wax dib-u-dhac ah.
“Saamile kasta oo howsha wax ku leh oo sabab dib-u-dhac dhinacyada ka saaridda shixnadaha dekedda isaga ayaa mas’uuliyaddaa qaadi doona,” Sidaa waxaa qoraal ku sheegay maareeyahah SUMATRA u qaabilsan Arrimaha Bulshada DavidMziray , isaga oo ka digay in ay dusha u ridan doonaan bixinta kharaashaad dheeri ah.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo