Febraayo 22, 2012
Hanjabaadaha argagixiso ee al-Shabaab ee ka jira Geeska Afrika waa ay ka sii dari karaan “haddii aynaan taxaddar muujin”, Sidaa waxa Arbacadii (22-ka February) yiri David Cameron, Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska.
“Halista ammaan waa mid dhab ah; waana mid ballaaran,” Cameron ayaa sidaa u sheegay laanta af-Soomaaliga ee BBC-da. Alshabab “colaadda jihaadiga ah kama waddo Soomaaliya kaliyee ee waxay sidoo kale ka waddaa bannaanka Soomaaliya” ayuu yiri hadalkiisa raaciyay.
“Waa ay caddahay in ay jiraan dad dhallinyaro ah oo hubka ku qaatay Soomaaliya. Waxan u baahanahay in aan dadkaas ku niraahno, ha yeelina sidaas, ka waantooba dariiqaas. Waxad ku biiraysaan ururu hadda loo aqoonsaday argagixiso caalami ah,” Cameron ayaa sidaa sheegay habeen ka hor maalinta uu furmi doono shirka London ee arrimaha Soomaaliya.
Wakiillo ka socda in ka badan 40 dal ayaa ka soo qayb-gali doona shirka, kuwaas oo ka wada hadli doona qaababka lagu caawin karo dawladda Soomaaliya in ay nabaddii iyo xasilloonidii ku soo celiso dalka.
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu waraaqaha aq...
Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay saddexna waa ay dhaawacantay Khamiistii (16-kii Maajo) markii xa...
Kenya iyo Tansaaniya ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlga...
Cartan Sheekhdoon oo ahaa xubin ka tirsan kooxda xukuumadda la jaalka ah ee Ahlu Sunna wal Jamaac...
Maleeyshiysaad looga shakisan yahay in ay ka yimaadeen Itoobiya ayaa Khamiitii (16-kii Maajo) wax...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu Wasiirkii ...
Tansaaniya iyo Canada ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo loo asteeyay in kor loogu qaado isl...
Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa dilay 13 dagaalyahaniinta al-Shabaab ah Talaadadii (14-kii Maaj...
Xilligii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay dadka reer Mandheera in ay ku soo wareejiyaan hubka sh...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo