Jannaayo 30, 2012
Madaxweynaha Kenya, Mwai Kibaki iyo Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon ayaa Axaddii (29-ka January) Addis Ababa ku yeeshay wadahadallo laba dhinac ah iyagoo ka qayb-galayey shirweynaha Midowga Afrika, Daily Nation oo Kenya ka soo baxda ayaa werisay.
Wadahadallada ayaa waxay ku saabsanaayeen Dawladda Federaalka Ku-meel Gaarka ah ee Soomaaliya iyo AMISOM, iyo weliba dedaallada burcad-badeednimada Badweynta Hindiya lagula dagaallamayo, ayay Qaramada Midoobay ku sheegtay warmurtiyeed.
Intaa waxaa dheer, in xoghayaha guud ee QM uga mahadceliyay dawladda Kenya martiggelinta qaxootiga Soomaaliyeed, waxaana laga wadahadlay amniga Xerada Dhadhaab, ayaa lagu yiri warmurtiyeedka.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo