Jannaayo 20, 2012
Dagaalyahaniinta Al-Shabaab ayaa sida la sheegay la wareegay idaacadda madaxa bannaan ee Raadiyow Afgooye, iyagoo qabsaday qalabkii afduubayna weriye raadiyaha u shaqaynayeyt oo la yiraahdo Ayuub Yuusuf Dalmar, IT News Africa ayaa weriyey Khamiistii (19-ka January).
Dadka deggan degmada Afgooye oo ku nool agaggaarka idaacadda gaarka loo lahaa ayaa sheegay in laga yaabo in ay al-Shabaab saldhigga u bartilmaameedsadeen ra’yiga idaacadda oo kooxda ka soo horjeeda, sida ay jariidaddu werisay.
Bilihii dhawaa ee la soo dhaafay, al-Shabaab waxay dadka deggan Afgooye oo 30 KM koofurta Muqdisho ku taalla ku soo rogayeen amarro xakamayn ah. Bishii ina dhaaftay, kooxda mayalka adag ayaa ku amray in ay macallimiinta diintu joojiyaan casharrada ay dugsiyada ka bixinayeen si ay macallimiintu u xaadiraan seminar ku saabsan “qiimaha ruuxiga ah ee jihaadka”, sida ay sheegtay jariidaddu.
Maamulka Raadiyow Afgooye iyo al-Shabaab midkoodna weli dhacdadaa kama aanu faalloon.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
Maxkamad ku taal Boosaaso ayaa dambi ku heshay dabadeedna ganaaxday 78 Iraaniyiin ah Axaddii (19-...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray15 tuhmane oo lala xiriiriyay dabkii habeeynimadii Jimcaha la qabad...
Kormeeraha Guud ee Bilayska Kenya David Kimaiyo ayaa tirtiray xilkii taliyayaasha bilayska goboll...
Rag hubeeysan ayaa Axaddii (19-kii Maajo) dilay laba qof afar kalena ku dhaawacay weerarro kala d...
Shir la doonayo in looga arrinsado fursadaha saliidda iyo gaaska, maal-gashiga, amniga, iyo kaaba...
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa Axaddii (19-kii Maajo) waxa ay tababar soco...
In kabadan 1 milyan oo Soomaali ah ayaa baaqi ku sii ahaan doona "cunno yari" illaa iyo September...
Ergo ka socota Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa booqday madax ku kala sugan Muqdisho iyo K...
Nin argaggixisonimo looga shakiyay iyo xaaskiisa ayaa toogasho lagu dilay lix askari oo bilayska ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo